Saxilnews.com
January 3, 2019 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho  oo ah gudoomiyaha guddida arimaha dibada ee golaha guurtida ayaa waxaa uu Ergeyga qarmada Midoobey ee Somaliya ugu baaqay in uu dalkooda yimado mar hadii ay Somaliya amar ku bixisay inuu dalkeeda ka  baxo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News