Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirada Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Ee Laascaanood U Jooga Nabadaynta Labada Beelood Oo Ka Warbixiyey Halka Ay Marayso Heshiisiinta Labadan Beelood
May 30, 2017 - Written by suxufi
Hargeysa(GTV)Waftiga Wasiirada ah ee xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ee Laascaanood u jooga nabadaynta labada beelod ayaad ka hadlay halka uu marayo shirka nabadaynta labadan Beelood oo colaado mudada dheer ka dhaxaysay.Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=KeX9La3alCE

COMMENTS
Latest News