Saxilnews.com
Tacsi Tiiranyo Leh Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Alle ha naxariistee Marxuum Maxamed Yasiin
May 2, 2017 - Written by admin

Tacsi Tiiranyo Leh Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

cabdishakur mahamuud xasan cidin .mayer ibraaahim cabdilahi cabsiiye .gudoomiyaha gobolka saaxil jamac yusuf ahmedWaxay Tacsi Udirayaan alle ha naxariistee Marxuum Maxamed Yasiin Soonaani Oo Ku geeriyooday magaalada burco oo mudo ku xanuusanyey marxuumku alle waxay uga baryeen inuu naxariistii jano ka waraabiyo samir iyo iimana kasiiyo dhaman eheladii uu ka baxay

Sidoo Kae saxaafada gobolka Saaxil Ayaa tacsi taasi lamid ah marxuumka udiray

Suxufi Mahamed hassan ilkacase faradeero .suxufi mukhtar cabdiraxman sh.cismaan nuur.maayer ..wariye sidiiq carab saleeban .jamac mahamed jaamac jawaase …siciid mahamuud xasan cidin ….axmed mahamuud xasan cidin …mustafe gaab …cabdirashiid mubaarig cabdi…mahamed abdilaahi faarax soo fadhiiste…yasin jamac cali…mubaarig cismaan siciid nirig …axmed siciid mahamed …boqor tuulo axmed yaasiin ….cabdikhalaq awal bari …xil mahamed cali dheere….xildhibaan mahamuud cabdilaahi aw aadan bidhiidh…xil cabdirashiid mahamed x.yusuf

COMMENTS
Latest News