Saxilnews.com
 Daawo:-Xaalada Dagaalada Dalka Yemen Oo Mareysa Halkii Ugu Xumeed Iyo Dadkii Ku Noola Oo Xanuuno Ku Dhaceen
May 5, 2017 - Written by suxufi

 

Yemen (Saxilnews):- Dagaalada ka socda dalka Yemen ayaa waxaa ay wakhti xaadirkanmarayaan meel aad u xun isla markaasna waxaa intaas u dheer dadka ku nool dalkaasi in badankoodii ay xanuuno kala duwani ay ku dhaceen

 

COMMENTS
Latest News