Saxilnews.com
 Daawo:-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Faahfaahiyey Safar Uu Ugu Baxay Dalka Dibadiisa
January 28, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (SaxilNews):- Wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdiayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey safar uu ugu baxay dalka Kuwait

 

Wasiirka ayaa waxaa u sheegay in halkaasi ay kaga sii horeeyan xubno ka mid golaha wasiirada iyo gudida abaaraha Somaliland oo saaka iyagu Hargeysa ka dhoofey isla markaana dhamaantood uu ujeedka safarkoodu daaran yahay in taakuleyn loo doono dadka ay abaaruhu ku dhufteen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News